Daawo Mucjisadaan: Haweeney todobaadkiiba seddax jeer kaliya wax aragta

Bulsha:- Haweenay ku ku nool magaalada Melbourne ee dalka Australia ayaa xaalad caafimaad daro oo ku habsatay, sanado ka hor ay kunoqotay mucjiso rabaani ah oo aan xal loo hayn, waxaanay haweenaydani todobaad walba badh ka mid ah gashaa xaalad indho beel ah, halka dhawr maalmoodna ay wax ka aragto oo indhaheedu caadi ay ka noqdaan.

Gabadhan oo lagu magacaabo, Natalie Adler, oo 30-jir ah, waxa uu xanuunkani ku dhacay iyadoo 17-jir ah uu ku dhacay xanuun sida daafka oo kale ah, kaas oo sababay in maalmo ka mid ah todobaadka ay indho beesho, inta kalana caadi arageedu u noqdo.


Xaaladan caafimaad daro ayaa dhakhaatiirta hal xiraale ku noqotay, wax dabiib ahna aanay ilaa hadda u hayn.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment