Blogger Widgets

Sidee Qofka Dhalinyarada Dhalinyarada ah ku dhisan karaa Mustaqbal midka ugu fiican?

Bulsha:- waxaan jeclahay in aan su’aashaas usoo bandhigo asxaabta websiteka booqata si ay fikirkooda iyo talooyinkooda ugu soo gudbiyaan dhalinyarada Somalida ah ee jecel in ay mustaqbal hagaagsan helaan , marka aqriso talooyinka iyo fikradaha wacan ee asxaabtaan adiga taladaada iyo fikradaada ku darso

Welocme aboowe /abaayo

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuh

Maadaama aan dhalin yaro nahay , dhalinyarada Somaliyeedna aduunka dhinacyadiisa ay kala joogaan , dhamaantoodna ay mustaqbal fiican raadis yihiin

waxaan kaa codsanayaa in aad wixii talo ah ama fikrad fiican ah ee aad usoo jeedin leheed asxxaabtaas kusoo gudbiso halkaan

ayadoo taladaada ay aqrisanayaan dhalin yaro badan oo talada aad adigoo walaalkood ama walaashood ah u gudbiso ay qanci cin doonto

waxaad talo ama fikir siin kartaa dhamaan qofkii aad is dhahdo sidaan hadii uu sameeyo mustaqbal fiican ayuu heli lahaa ( bi idnilaah )

Sida dhalinyarada Joogta Caasimada iyo gobolada Somalia
Dhalinyarada Kenya , Ethiopia iyo wadamada kale joogaan ee leen sugitaanka ku jiraan
Dhalinyarada Somalida ah ee wax barashada ku jirtqa
kuwa tahriibka ku jira
iyo dhalinyarada qurbo joogta ah, kuwooda xamaasha iyo kuwooda wax barta iwm

kaliya meesha hoose ku qor magacaaga e-mailkaaga iyo fikradaada si toos ah ayadaa webka usoo galeesa asxaabta kalena waa ay aqrisan kaaan insha allah

THNX

waa axmed cabdullahi axmed kadiye oo idin leh Talooyinkiina iyo fikradihiina dad ayay wax tar u noqon karaan hadii uu ilaah idmo





wixii kaloo qaladaad ah ama fikrad guud ah noogu soo hagaaji e-mailkan











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment