SAAN ISKU DHAAN NINKAAGA SABABAHAAN AYUU KU NACAY GALMADA?

Bulsha:-  Gabarayheey hadaad aragto si kadis ah in ninkaada uusan rabin kulankaada sariirta ama uusan kaa codsaneyn maskax yeelo is badelkaadaas adaa u sabab ah haddii arimaaan aad sameeyneyso , waxaana arimaha ninka ku qasbaya in uusan baahi u yeelan ciyaartaas ka mid ah .

1- In Haweeneyda ka cararto in ninka la sameeyso ciyaarta oo ay iska ilaaliso xubintiisa taasi ninka aad ayay uga careysiisaa waxa uuna u qaadanayaa in aad dibsaneyso oo aad ka carareyso jirkiisa taasina waxa u fasiranayaa in aadan jecleyn.

2- Ninka waa neceb yahay haweeneyda aan daryeelin muuqaalkeeda iyo nadaafaddeeda , sidoo kale aad ayuu u neceb yahay haweeneyda mar waliba muujisa in aysan ku qanacsaneyn muuqaalkeeda ama culeyskeeda zaa`idka ah .

3- Haweeneyda hadasha inta lagu jiro ciyaarta taasina ninka waxa ay ku qasbeysaa in uu waayo wax raaxo ah waxa ayna gubtanews.com ay ku leedahay ninka ma jecla haweeneyda raaxada ka kala gooysa ee gabaryaheey il gaar ah isaga yeelo arintaas .

Midsa iska yee-yeesha in ciyaarta aysan rabin kaliya ay u sameyneyso in ninka ay qanciso .
5- Haweeneyda kaliya rabta in ninka uu ka codsado ciyaarta oo bar baryo iyo tuugmo uga keensado .
6- In haweeneyda ay si jees jees ah uga hadasho habka ciyaarta ee ninka taasina waxa ay u muujineysa in kuu-kuun laminaagiisa aysan rabin oo ay danta ku qasbeyso .

Tilmaamahan iyo sirtan waxaa kuu soo heshay warbaahinta Arimaha Nolosha oo kaliya ka hadasha ee gubtanews.com waxaana ay kugula talinaysaa in aad isbadal sameysid gabadhyahay.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment