Blogger Widgets

Raga 3-daan Calamadood Leh Uma Qalmaan In Ay Guursadan Dumarka Soomaliyeed.

Bulsha:- Mar hadii ay arimo guur ay meesha yimadaan waxaa arintaas ay dhexmari kartaa wiil iyo gabar is raba ama la isku qasabay lakin hada waxaan din heynaa arimo markaad argto aad is dhihi karo waxaa arin mudan in laga hadlo waliba looga hadlo si qoto dheer.

Xalima waa gabar Soomaliyeed waxaan ay wareysi dheer siisay warbaahinta Xogcusub waxaan ay oga hadashay arimaha qoyska iyo waxii looga bahanyahay iyo waxii u baahan in laga reebo wareysaig ayaa sidoo kale waxaa xiiso u yeeshay markii ay ka hadashay ilaa 3 arimood kuwaas oo hadii uu yeesho ninka raga aysan aheyn in uu marnaba uusan guursan gabar Soomaliyeed iyo kuwa lamid ah sida Soomalida kale ee wadamada kale la daga.

1: Ninkii lagu arko isagoo doonaya in uu masriifka guriga uu dib ugu soo noqdo waliba uu rabo in uu jaad iyo wax kale uu ku gado kaas uma qalmo in uu gabar Soomaliyeed guursado.

2: Ninka xaaskiisa markey suuqa aado kadib la xisaabtama kuna dhaha meeqa lacag ah ayaa ku soo hartay kaasna uma qalmo in uu guusado gabar soomaliyeed.

3: Ninka shakiga badan ee mar walba doonaya in uu kontorol ku sameyo xaaskiisa kaas uma qalmo in uu guursado gabar Soomaliyeed.

Arimahan aan kor ku qornay waxaa yiri Xaliimi Maxamad ee ma ahan wax ka soo go,ay bulsha.com













Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment