Raaxada ma aha dhererka bahalka balse waxay ku jirtaa adkaantiisa

Bulsha:- Niman badan waxay ka sheegtaan geed yari waxay u maleeyaan in aysan naag qancin karin marka xaqiiqda laga hadlo, geedka inuu dheeraado iyo inuu gaabnaado shaqo kuma laha raaxada galmada, waxaa muhimsan kaliya inuu aad u kaco oo adkaado, sida la ogyahay dumarka farjigooda oo dhan raaxada ma wada dareemo, keliya 8 Sentimitir ayaa dareen leh wixii 8daas  dhaafo xanuun bay ka dareemaan,

haweenka waxay rabaan nin bahal adag, marka walaal dhowrsanaanta ayaa ka dhigto ninka qof nolosha guurka ku guulaysan doono laakin qofka naagaha xaaraanta aan iska ilaalinin ama seegada badsada hadhow marka uu guursado ayuu ka shallaayi wuxuu is arki hal daqiiqo kaddib inuu biyabbaxo, ama bahalkiisa oo noqda sida hilib balaq ah.












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment