Blogger Widgets

Owgoow Ragu Ma Ilaawaan Naagaha Dareenkoodu Badan Yahay, Ninka Waxad Ku Ogaankartaa In Naag Dareen Badan Uu Qabo Calaamadahaan…

Bulsha:- Ogow Raggu Ma ilaawan Naagaha Dareenkoogu badan yahay Ninka waxad Ku Ogaan Kartaa inuu naag dareen badan qabo calaamadahan, in nimanku aysan waligood ilaabin naagaha dareenkooda uu xad dhaafka yahay,

jiriidada ayaa sameesay warbixinta ayaa sheegtay in 1300 oo nin ah oo aan naagahooda wali furin in ay wareysi la yeelataay taasoo intabadan nimanka ay sheegeen wax yaabaha ay naagahooda aysan ku ilaabi karin ay kamid tahay iyagoo xiliga galmada ama isku tagista naagahooda ay dhahaan ereyo dareenka sii kiciya taas nimanka ka dhigta kuwa soo xasuusta naagahooda markasta, 95% ayaa isku raacay in raggane ay san damcin dumar kale.

warbixinta ayaa sheegaysa in naagaha dareenka badan nimankooda ay adagtay si ay ku guursadaan ama kula saaxiibaan naago kale, warbixinta ayaa sheegtay in dhismaha iyo wada jirka uu qeeb katahay dumarka dareenkooda aadka usareeyo.

mid kamid ah gabadhaha lagu soo qaatay warbixinta ayaa sheegtay in aysan dareenkeeda sidaa usii badneen laakiin ay sheegtay in xiliga ninkeeda la xaajooneeso ay iska dhigto naag dareen badan taas ayaa iigu wacan ayee tiri in ninkeyga wali aad ii xiiseeyo.
julia friena oo ah dhaqtar ah ka qeeb qaadatay warbixintaan muujisay kaalinta ay ka qeeb qaadan karaan dumarka in ay raggooda ku dadaalaan.

warbixinta ayaa sheegtay in jaceylka kaliya uusan reerka isku heen, tani tahay mid laga maarmaan ah.












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment