Muuqaal live ah sabata ay gabdha ku jecelyihiin in ay gacanta ku salaaxaan Guska Raga kadibna ay Afka ku dhuuqaan+ sir fashilantay

Bulsha:- Daawo sabata ay gabdha ku jecelyihiin in ay gacanta ku salaaxaan Guska Raga kadibna ay Afka ku dhuuqaan+ sir fashilantay

Badanaa waxaan maqalnaa ragga iyo dumarka oo is eedeeya, gaar ahaana bulshadeena Soomaalida, iyadoo mid walbaaba kan kale ku eedeynayo inuusan laheyn naxariis jaceyl, soo jiidasho macaan, kasbashada amaanta iyo arimo kaloo badan. Waxaase muhiim ah in qof walbaabo marka hore barto shucuurta qofka uu la tacaamulayo, isla markaana uu fikir ku filan ka helo la dhaqanka iyo jaanqaadka ugu haboon ee xiliga la joogo iyo qofka uu la joogo dabcigiisa.

Hadaba maanta waxaan soo bandhigi doonaa 3 arimood oo Ragga guud ahaan, gaar ahaana ragga Soomaalidu jecel yihiin in ay dumarkooda ka helaan, balse nasiib darada jirtaa ay tahay in dumarku ay badankood ka gaabiyaan, ama qaarkood aysanba muhiimad u arag amaba dheyelsadaan ahmiyadeeda.




U muujinta ragganimadiisa:Nin walbaaba wuxuu jecel yahay kuna uur fayowyahay inuu dareemo inuu nin ragga meesha ka yahay, taasoo macnaheedu tahay inuu isagu masuul kaa yahay, ilaaliye kuu yahay, amar bixiyena kuu yahay, hadaba badanaa waxaad aragta dhalinyaro badan oo Jiimka u ordaya si ay jirkooda u dhisaan, murqo kuus kuusana u yeeshaan, hadafkooduna waa in ay muujiyana ragganimadooda.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment