Jaceylku Ma Isa Siin Baa Mise Waa Himilo Iyo Qalbiga Iisho?, Waa Kee Jaceylka Dhabta Ah?.

Bulsha:- Kolka ay Galaayeen Godka, isaga ayaa uga Hormaray, Marka uu Arkay Meel yara Furan uuna waayay Shey uu ku Daboolo Lugtiisa ayuu Saaray ilaa uu Mas ka Qaniino. wuu Ooyay ilaa ay ilintiisa ka Qoysay Dhabanka Rasuulka CSW, isagoo Hurda. (Haddaba, Waxyaabahaas oo idil waxey ina tusinayaan Jacayl).

Jacaylka Maahan Ruuxa inuu Qalbigiisa ka Jeclaado, ka dib uu yiraahdo kaligaada Bax oo Hijroo, waxaan ka Baqayaa Cadowga iney ina Helaan, jacaylka waa Siismo iyo isku Dhiibid leysku Dhiibo Qofka la jeceshahay.

Sayidkeena Abuubakar RC, wuxuu u Bandhigay Rasuulka CSW, Dushiisa Laba Halaadood oo Geel ah, hase yeeshee Rasuulka CSW, wuu ka Diiday si ay Hijradiisu u Noqoto Mid Eebe loo Qaas yeelay, wuxuuna ku yiri:- Lacag ku iibso.
Wabillaahi Towfiiq.
(ALLOOW RASUULKA SHAFEECADIISA NA SII).










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment