Blogger Widgets

HAWEENKA KU CAYAARA XUBINTOODA TARANKA OO AAN HELIN RAAXO XILIGA GALMADA

Bulsha:- Gabdho badan ayaa ku cayaara xubintooda taranka xiliyada ay kacsadaan iyaga oo markaas fartooda dhexe ku daliiga kintirka .

Waxa ayna taasi keeneysa in shahwadooda kacdo ayna farta dhexe ku sii xoqaan kintirka taasi oo ugu dambeyntii keenta in ay biyo baxaan waxa ayna nonqoneysa siigada ragga qaarkii ay sameeyaan .

Haweenka joogteya arintaan ayaa la kulma xanuuno ay ka mid yihiin kintirka oo olala , kaadida oo gubta iyo sidoo kale biyaha oo durba soo tuuraan oo ay la kulmaan awood yari galmood .

Haweenka ayaa xogista kintirka soo bilaaba xiliga ay yar yihiin xiligaas oo ay ku cayaaraan xubintooda iyaga is qoryeeya qaarkood is giliya walxo yaab ah sida qalimaan , shumac taasi oo keenta dhiig bax ku yimaada xubinta taranka iyadoo kuwa sida weyn u soo joogteyay yaraantooda galmadooda ay qaboow dahay raaxo ma helaan lagamana helo.

Sidoo kale ragga oo naagta ka xanta xaneeta afka siilka si joogta waxa ay keeneysa in ay biyo baxdo isla markaan ay ay la qabsato oo iyadana ay sameyso .

Qaabab kala duwan ayay haweenka ugu cayaaraan xubintooda(Siigeystaan) qaarkood farta ayay isticmaalaan, kuwa biyo xooga kulul(qandac ah) ayay ku shubaan (Firdhiyaan)iyaga oo marka hore salaaxaya xubintooda .



Siigada haweenka ayaa timaada xiliga xabad-xabadka u jiifaan iyadoo kuwa kacsiga fudud marka ay ku nabaan firaashka xubintooda durba kacsada tasin ay keento in ay xubintooda ku cayaaraan .











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment