Blogger Widgets

Daawo: Xildhibaan Fiqi oo taageeray in Loo dilo Askarigii dilay Wasiir SIRAAJI, Kana hadlay Hanjabaada Warbaahinta

Bulsha:-  Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo horey u Noqday Musharax Madaxwaynaha ee Galmudug ayaa wuxuu ka hadlay Arinta ku saabsan Dilkii Wasiir Cabaas Siraaji iyo go’aankii ay Maxkamudu ku xukuntay Askarigii dilay oo lagu xukumay Dil Toogasho.

Fiqi ayaa sheegay inay wanaagsan tahay in loo Hogaansamo Sharciga, Islamarkaana la ixtiraamo go’aanka Maxkamadda, wuxuuna wax laga Xumaado ku tilmaamay in loo dhigo Arinta Qaab Beeleed, Islamarkaana Warbaahinta Hanjabaado laga diro, Wuxuuna soo jeediyey hadii dood la qabo in loo Maro Dariiq wanaagsan.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment