DAAWO: Wasiiradii ugu Wanaagsanayd Puntland oo sheegtay Arin Naxdin Leh oo Xilkeeda ay ku Wayday ! (Muuqaal)

Bulsha:-  Wasiirkii hore ee Haweenka Puntland oo dhowaan Xilkeeda Wayday  Aniisa Haji Mumin, ayaa tidhi, “Waxaa dad badan is waydiinayaan sababta aanan ugu jirin Wasiirada cusub, Walaalayaal sababtu waa hal qodob oo ah meeshii la iga rabay in aan qabiilkayga u shaqeeyo, ayaan u shaqeeyay dhamaan dadweynaha reer Puntland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment