Blogger Widgets

DAAWO VIDEO: Gabdho Soomaali Qaxooti Ah Oo Lagu Kufsaday Wadanka Australia.

Bulsha:- Warbaahinta caalamka ayaa si wayn uga warantay gabar Soomaali ah oo lagu kufsaday jaziirada Nauru ee dalka Ausrtalia.

Labo nin ayaa gabadhani cidla ku helay isla markaana si daran ula dhaqmay jidhkeedana boobay.

Gabadhani oo magaceeda yahay Anisa ayaa lagu sheegay 26 jir Soomaali ah Iyo Mid kale oo wehelinaysay oo la yidhaahdo Najma, cawaanta Nuaru ayaana kaymaha la galeen, Gabadhan ayaa warbaahinta u sheegtay in amni ay soo doonatay balse imika laga bilaabo ay dareensan tahay amni xumo iyo meeshani lagu takooray nolosheeduna ay halis tahay.

HALKAAN KADAAWO










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment