Blogger Widgets

DAAWO: Kaftanka Siyaasada oo Looga hadlay, Arinta S.land, Puntland, Lacagta Xajka, D-Jabuuti iyo Arimo Qosol badan

Bulsha:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamika Kaftanka Siyaasada ee uu soo Jeediyo Wariye Cali Xaraare, Kaasi oo lagu soo qaatay maanta Qodobo Xiiso badan oo ay ka mid yihiin.


” Khilaafka ka taagan Baarlmaanka Somaliland kadib doorashadii Gudoomiyaha, Baarlamaanka Puntland oo ansixiyey Wasiiradii ay horey Kalsoonida ugala Noqdeen Warbixino ku saabsan,

Xajka Lacagta ay Soomaalidu ku bixiso iyo Xaqiiqda inta lagu Xajin karo, Siyaasiyiin caan ah oo magacyo loo bixiyey, Warbixino ku saabsan dalka Jabuurti iyo Qodobo kale oo Xiiso leh. “










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment