Daadashada biyaha Raga iyo waxtar kooda-UGAAR AH MARWOOYINKA!!!

Bulsha:- Rag badan ayaa waxay ka sheegtaan marka ay xaaskooda u tagaan waxaa soo daadanaya biyaha ay ku shubeen, taas oo ay u maleeyaan in xaaska ayna uur qaadi karin maadaama biyhahii ninka ku shubay oo banaanka soo baxeen.



Taas marka aan ka hadalno waxaan leenahay biyaha aad ku shubayso xaaskaaga dhamaantooda lagama abuuro ubadka ee waxaa laga abuuraa wax yar oo dhibic ah gelitaanka ayaa ku filan haddii mar ay meesha galaan waxay keeni karaan uur Alle idinkiisa ayaa ka horreeya.

Sidoo kale biyaha waxay ka kooban yihiin vitamiino iyo burotiino badan b12.b2.a iyo botasyum marka naagta loogu shubo aad bay uga faa’idaysanaysaa biyaha ninkeeda, sidoo kale biyaha waxaa la socda qofka waxa jirkiisa ku sugan oo ah cudurada layska qaadi karo, haddii qofka uu qabo cudur galmada laysaga qaadi karo ruuxa kale meesha ayuu kaga qaadi karaa.














Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment