WEBKA UGU SHEEKO BADAN XAGA GALMADA

Bulsha:- Webyada raaxada guurka oo soo batay, waxaa ugu fiican webyadaas shumis.net, isaga ayaan ka soo qaadanaa inta badan fikradda laakin waan qornaa ma xadno, webyo badan ayaa jira qoraalka si toos u xado oo ku shubto webyadooda, raaxada guurka waxay ku salaysan tahay aqoon iyo qoraal ee kuma dhisna wax laga soo xadayo dad kale qoraaladooda,



waad garanaysaa dadka xado webyadooda qofka abo inuu ogaado webkiisa inuu dib u dhacay ha booqdo Alexa.com
markaas ayuu ogaanayaa xaditaanka dhibka uu u keenayo,



wax yar kaddib wuxuu arki doonaa webkiisa oo ka baxay google baaritaankiisa










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment