Waqtiyada Ay ugu macaantahay in galamada la sameeyo

Bulsha:-  Dad badan ayaan jadwal ama waqti usan u laheyn xiliyada macaanka nolosha ay galayaan taasi oo ka dhalata iyaga oo aan xog badan ka hayn xiliyada ay ugu fiican galmoodka .

Xiliyada ugu fiican ee galmada ugana macaan tahay ayaa kala ah .
Salaadda Subax ka hor , Duhurka Ka dib Iyo Cesha ka dib .
Siduu allah uu SW uu quran noogu sheegay in ay haboonen xiliyadan in guriga lago idim la’an mesha xigmada ku jirta ayaa sidaa ah

(يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لِيَسْتَأْذِنكُمُ الَّذِينَ مَلَكَتْ أَيْمَانُكُمْ وَالَّذِينَ لَمْ يَبْلُغُوا الْحُلُمَ مِنكُمْ ثَلَاثَ مَرَّاتٍ مِن قَبْلِ صَلَاةِ الْفَجْرِ وَحِينَ تَضَعُونَ ثِيَابَكُم مِّنَ الظَّهِيرَةِ وَمِن بَعْدِ صَلَاةِ الْعِشَاء ثَلَاثُ عَوْرَاتٍ لَّكُمْ لَيْسَ عَلَيْكُمْ وَلَا عَلَيْهِمْ جُنَاحٌ بَعْدَهُنَّ طَوَّافُونَ عَلَيْكُم بَعْضُكُمْ عَلَى بَعْضٍ كَذَلِكَ يُبَيِّنُ اللَّهُ لَكُمُ الْآيَاتِ وَاللَّهُ عَلِيمٌ حَكِيمٌ) [ سورة النور: 58

Culumadu waxa ay yiraahdeen :Ayadan waxa ay tilmaamaysaa aadaabta xiliga labooqanayo guryaha waxa ayna sheegeysaa sadax xili oo ah xili aan habboonayn in loo galo dadka maxaayeelay waa waqti caowro ah.
Salaadda Subax ka hor , Duhurka Ka dib, Iyo Cesha ka dib .











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment