Sridevi Gabadheeda Khushi Kapoor Inta Aysan Bollywood-ka Kusoo Biirin Waxay Ka Qeyb Gali Doonto Show-ga Dance Plus!

Bulsha:- Waxaa maal mahaan aad loogu mashquulsanaa Sridevi gabdheeda weyn ee Jhanvi Kapoor iyo sida ay bollywood-ka ugu soo biiri doonto iyo filimka ay kusoo caan baxi doonto.

Laakii waxaa idin heynaa aqbaar ku saabsan Sridevi gabadheeda yar ee Khushi Kapoor oo iyadana doonaysa walasheeda ka dib in ay bollywood-ka kusoo biirto.

Laakiin Khushi Kapoor si toos ah bollywood-ka uma soo abaari doonto waxay dooneysa in ay is diyaariso ka hor inta aysan bollywood-ka kusoo biirin Khushi Kapoor ayaana la sheegay in ka qeyb gali doonto showga Remo D’Souza daadiyaha ka yahay ee Dance Plus.
Khushi Kapoor ayaana la sheegay in timaha ay iska kaabisay si ay wacdaro weyn uga dhigto showga Dance Plus iyo inay ka yaabsado Remo D’Souza oo showgaas daadihiyaha ka yahay.













Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment