Blogger Widgets

Sirta Nolosha: Galmada Miyey jecelyihiin Haweenka Uurka leh!!

Bulsha:- Kulanka saameyn dhab kuma laha haweenka uurka leh inta badan , waxa ayna taqaatiirta qaarkood ku taliyaan in loogu roonaado maadama dhalamada ay gacan ka geysaneyso waana in ay ahaataa mid jilicsan ciyaartaas.Balse maskaxda waxaad gilisaa in mararka qaar ciyaarta ay dhib u tahay caafimaadka haweneyda iyo uur ku jirkeeda waana hadii ay arimahaan jiraan .

1- Haddii haweeneyda horay uga soo daashay in ilmaha xilli hore kasoo dilmaan ( dhicis).

2- In finan ka soo baxaan minka hoostiisa taas oo keeneysa dhiig bax ugu

dambyeyntii ilmaha soo dhiciseynaya hadii haweeneyda bilaha ugu horeeya ku jirto.3- in biyaha dhalmada soo muuqdaan.

Sidoo kale haddii ninka uu qabo xanuunada galmada laga qaado sida Herpes ( HSV) waan dil dilaacyo daloolka malabyaroowga gala iyo afka hore taas oo keeneysa cun , sidoo kale Chlamydia oo ah Virus xubinta ku dhaca kaas oo keena in mararka qaar in xubinta shaqada gabto.













Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment