Riinka iyo rafashada waa raaxada dumarka xiliga galmada -Sir Muhiim ah.

Bulsha:-  Ragga ayaa la ogaaday  in ay raaxo waali ah ka helaan codka hoose  ee loo yaqaan riinka kaasoo ay sameeyaan dumarka Xiliga  loo diyaar garoobayo galamada oo ay socato baashida iyo istiminta.

Dumarka intooda badan ayaa aaminsan in ay ceeb tahay haddii ninkeedu uu maqlo iyadoo sameeneyso codka hoose ee loo yaqaan riinka kaasoo ka dhasha Macaansiga baashida ama galmada ,balse ay ragu ka helaan dareen xoogan oo dhaliya in uu kordho jaceylka uu u qaadayo Lamaanihiisa.

Dumarka arrinkan aamisan ayaa intooda badan isku celiya naqaska isna caburiya xiliga ay socato baashida ama galamada kana been sheega dareenkooda nafeed ,iyagoo dareemaya raaxo aad u macaan oo ay ku nafisayaan oo kaliya in ay sameeyaan codka hoose ee riinka,balse aynu u sameyn karin Xoshood jira dartiisa.

Marka laga fiiriyo dhanka Caafimaadka uma wanaagsana in ay dareenka isku celiyaan waayo arrinkaas cuduro ayaa laga qaada dhinaca galmada ah oo waxaa xanibaad galaya dareen wadayaasha xiligaas u diyaarka ah Macaansiga falgalka labada xubnood marka ay is taabtaan.

NB: Hadii uu ninkaagu arko adoo sidii Alwaaxii oo kale iska yaala Sariirta  isna uu dadaal ugu jiro in uu kugu qanciyo  in aad hesho raaxo macaan adna adaan muujin sida aad u macaansaneyso shaqada Lamaanahaaga, taasi waxeey keeni kartaa in uu iska dhaadhiciyo in uu yahay qof wax-matare  ah,waxaana ka dhalan karto niyad jab ku yimaado in uu nolosha kula sii qeyb sado ama uu iska dhaadhiciyo waxyaabo dhaawici karo mustaqbalkiina.


Dumaryahow ogaada in raggiinu ay jecelyihiin xiliga galmada xalaasha ah in ay maqlaan riinka ka dhasha macaansiga galmada iyo sida dareen ahaan aad u macaansanaysaan shaqadiisa.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment