Blogger Widgets

Raga islawaynida ku jirto oo la sheegay in ay qancin karin xaasaskooda

Bulsha:- University of British Columbia daraasad cusub ay soo saartay ayee ku sheegtay in nimanka islawaynada ku jirta ay yihiin kuwa ugu badan ee aan qacnin karin xaasaskooda,

daraasada ayaa sheegtay in islawayninka uu sabab ka dhigayo in raga la soo sheegay aysan sii wax ahmiyad ah dhanka galmada iyaga oo ka soo qaada wax iska fudud. Jessica Tracy

From UBC’s Dept. of Psychology ayaa sheegay in wajiga farxada iyo dhoola cadeeska leh ay aad u jecelyihiin dumarka, waxayana kamid tahay wax yaabaha lagu soojiito

dumarka. Dumarka ayaa ah kuwa jecel dhanka madadaalada iyo maa waylada waana kuwa ugu badan ee raadiya farxada nolosha, sidaas darteed

daraasada waxay sheegeesaa in nimanka aadka ufarxada iyo kaftanka badan ay yihiin kuwa inta badan xasuus ku reeba xaasaskooda. 


inkastoo daraasataan cusub ay ka hor imaaneeso daraasad ay hore usameesay jariidada lagu magacaabo jurnal American Psychological Association Emotion taas hore u sheegtay in naagaha ay

aad uga helin nimanka dhoola cadeeska badan iyada oo sheegtay in ay dumarka ka helaan nimanka heybad iyo awood











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment