Blogger Widgets

Raga Calamadahan Lagu Arko Waa kuwa Raga Cebeyay Waxna matari karaan kulanka sariirta waa ku wee?

Bulsha:- Raga isku mid mahan oo kala duwanyihiin waayo markii hore alle ma simin dadka oo uu kala duway sidaas darteed raga qaara yaa ceyb weyn u keena raga kale taas uu u sahashay dumarka qaar in ay dhahaan adiga rag miyaad tahay naag oo kale ayaad tahay marka waxaan idin soo gudbin donaa ragas wax ay dumarka ay ku naceen.

Ninkii leh calamadahan waa kan raga oo dhan cebeyay waa in raga laga saraa taas waa talo raga soomaliyeed ayaan la hadleynaa.

Ninka markii uu dumarka u tago aaan waxba ka qaadi karin kaas waaye mid raga ceybeyay.

Ninka xishoodka badan kaasna ma fiican lkn xishoodka waa wax fiican lkn meel ficil u baahan xishood muxuu ka shegaa. Ninka guska yar kaasna waa lamid.

Ninka dumarka markii uu u tago horay ka biyo bax kaas waa lamid raga ayuu cebeyay.














Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment