Blogger Widgets

Raaxada Guurka iyo waxyaabaha keena in ninku ku naco!!!

Bulsha:-  Ninka naagtiisa waxa uu ku nacaa waxyaabo muhiim ahbtaa soo basabta in uu guursado naag kale

Laaakin mid ogoow ma’ahan inaad fildarantahay ninkaaga wuxuu kuugu nacay

Ma’ahan inaad san weeyn tahay

Ma’ahan in timahaadu agayihiin

Ma’ahan in caloshaadu weeyntahay

Ma’ahan in naasahaado yar yar yihiin

Laakin waa tan muhiimada.
1 Naagta aan nadiifin timaheeda mar walba waxeey sasabtaa ninka in uu dareenkiisa qaado urkaasi kacsan waayana
2 in aysan nadiifin jirkeeda qeeybta hoose oo mar walba laga dareemaa ur taa oo keenta in ninku ka sasao galmada

3 in aysan xiran dhar soo jiita dareenka ninkeeda marka ay kuwada sugan yihiin guriga kaa oo ah dhar aad ugu dhagan oo qafiif ah

4 in san marsan wax yaabaha udga goorta la seexanayo

5 in aysan xiirin shuunkeeda ama bisqinta sida aadba u taqaan tinta hoose ka dhalata jirka qeeybtiisa hoose

6 in aadan cadeeysan oo mar walbaa afkaada uru Dhamaan intaasi waxeey keentaa hoos u dhac ku yimaada nolosha qoyska saameeyana haweenta

Si aad u hesho ninkaada una damcin naag kale ha kaa caajisin nadaafada dhamaan guriga iyo jirkaada khaasatan jirkaada oo muhiim ah waa in aadan mar walba ku reyin nin kaada har iyo habeen qeeylo aadan ladaba taag naanin.












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment