Blogger Widgets

Priyanka Chopra Oo Bilawday Duubista Filimkeeda 3-aad Ee Hollywood-ka (+Sawiro)

Bulsha:- Ka dib musal musalkeeda Quantico filimkeeda koowaad ee Hollywood-ka ee Baywatch Priyanka Chopra ayaa si rasmi u bilawday filimkeeda 3-aad Hollywood-ka.

Priyanka filimkaan waxaa la sameyn doona Rebel Wilson, Adam Devine iyo Liam Hemsworth waana filim jaceyl iyo shactiro isku jiro ah.

Priyanka ayaana ku matali doonta yoga ambassador, Isabella. waxaana director ka ah Todd Strauss-Schulson waxaana daafaha caalamka laga daawan doona February 14, 2019.

Sidoo kale waxaa lasoo bandhigay sawiro u gaar Priyanka Chopra oo bilawday duubista filimka waxaana filimkaan lagu duubi doona New York City.

Hoos ka daawo sawirada.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment