Blogger Widgets

Naagaha neceb ragga biyaha fudud oo farsamo keenay

Bulsha:-  Waxaa jira naago marka loo galmoonayo soo daadiya biyo sida kaadida u eg ha kala badnaadeenee, waxay soo tuurayaan dhowr jeer mana laha urka kaadida laakin waxay ka soo baxaan duleelka kaadida, Maxaa sababa biyahaas, waxaa jirta meel la yiraahdo G­spot waa sida qanjiir oo kale ku taalla Cambarka naagta gudihiisa naagaha dareenkaas way ku kala duwan yihiin, marka laga garaaco meesha ayay dareemaysaa macaan aad u daran markaas ayay soo daadinaysaa biyahaas.

Inta badan dadka waxay u malayaan inay kaadi yihiin laakin marka la baaray waxaa la ogaaday inaysan kaadi ahayn, laakin ay soo maraan duleelka kaadida, waxaa laga yaabaa inay dhowr jeer soo daadiso inta galmada socoto oo ay sariirta oo dhan qoydo naagahaas waa kuwa si daran u macaansado galmada kumana xirna gudniinka waayo waa dareen gudaha laga dareemo



Naagaha neceb ragga biyaha fudud oo farsamo keenay









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment