Blogger Widgets

MUUQAAL: R/wasaare Khayre oo toos uga jawaabey shacabka fariimo ay ugu Soo Direen Email-ka La Tali Dawladda

Bulsha:-   Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudan Xasan Cali khayre ayaa kormeer shaqo ku tagay Bankiga dhexe ee Soomaaliya iyo Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta si uu hubiyo qaabka ay ugu adeegaan bulshadda.


Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maamulka Bankiga dhexe ee Soomaaliya kala hadlay soo saarista lacag cusub oo dalku yeesho , tayeynta shillinka Soomaaliga iyo qaabka ugu wanaagsan ee looga hortagi karo dhibaatadda dhaqaale ee ka dhalan karta adeegsiga lacagaha been abuurka ah ah.

Sidoo kale intii uu kormeerkiisa ku jiray Ra’iisul Wasaaraha wuxuu tagay Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta halkaasi oo warbixin kaga dhageystay mas’uuliyiinta wasaaradda taasi oo ku saabsan sida ay u socdaan howlaha wasaaradda.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment