Blogger Widgets

Maxuu Ninka Jecel Yahay Marka Kulanka Naxariista Lagu Jiro ?

Bulsha:- Dooneysaa gabaryaheey in aad ogaato waxa uu jecel yahay  inkaada marka kulanka naxariista lagu jiro ? hadaba qaado talooyinkaan .
1­ Xamaasad (Hamuun) ninka aad ayuu u jecel yahay in haweeneyda ay ahaato mid u kulul sameeynta kulanka , hana dareensiin in aad kulanka
u sameyneyso isaga dartiis kaliya .
2­ Khiyaao Cusub : ninka waxa uu jecel yahay in naagtiisa uu ka dareemo
in ay diyaar u tahay in ay isku dayayso marba in hab cusub ay nolosha
sariirta ula qeybsaneyso , isku soo duub muhiimada waxa ay tahay in
haweeneyda soo hindisto dareemo cusub oo uu horay kaaga arag .
3­ Amaan : inta badan waxaan aaminsanahay in haweeneyda kaliya tahay
midda u baahan amaanta ee sidoo kale ninka waa uu jecel yahay ee u
samee si gudashada shaqadiisa u ahaato mid aad u sareeysa .
4­ In Meelaha Ka Dhiman U Buuxiso : ninka waxa uu
jecel yahay in haweeneyda
ay ku tiraahdo oo ay u
sheegto habka ay u
dooneyso in ciyaarta u
dhacdo iftineducation.com
waxa ay ku leedahay waa
hubaal haddii aad hagto in
arintaas uu kaaga mahad
celinayo kana helayo dhiira
gilin adna aad aad u
macaansan doonto.
5­ In Ay Isku Kalsoon
Tahay : ninka aad ayuu
u jecel yahay in
haweeneyda ay isku

kalsoon tahay xishood la`aan ay wax ula wadaagi karto ninka muhiimada
waxa ay tahay ragga ma jecla in mugdi ay ku sameeyaan ciyaarta .
6­ Ka Fikiridda Kulanka Sariirta : haweeneyda ka fikirta kulanka sariirta
waxa ay si wacan u garaneysaa sida ay ninkeeda ugu farxad gilin karto
sariirta , in aad u muujiso qaab xariifnimo ah in aad rabto in aad hawada
wada gashaan xilli isaga oo daawasho Tv­ga ah ku jira , ugu dambeyn
caqliga ayaa ah isha awoodda galmada .












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment