Blogger Widgets

Maxaa keena Gogol Dhaafka?

Bulsha:- Gogoldhaaf waxaa laga wadaa ninka ama naagta oo Alle xalaal ku arsaaqay xaaran sameeya, marka gogoldhaafku waa wax aad u xun oo bulshada dhib weyn u keenaya, waxaan rabnaa inaan soo koobno sababaha keeni kara gogoldhaafka.

1-Alla ka cabsi la’aan
2- ninka iyo naagta aan isku kalsooneyn
3- lamaanayasha aan midba midka kale jacayl u haynin ama baahitirikarin
4- naagta iyo ninka inay kala fogaadaan muddo badan
5- ninka ama naagta oo fududaysta dad kale inay laa saaxiibaan oo sirta u sheegtaan
6- isfahan la’aan galmo soo dhexgasha ninka iyo xaaskiisa
7- labadooda oo aan isu qalmin oo dan gaar ah ay isu guursadeen


marka sababahaan ayaa ka mid waxyaalaha keeni kara gogoldhaafka waxaa ugu weyn midda hore, haddii qofka uu yahay mid Alle si dhab ah uga baqaya way adagtahay inuu gogoldhaaf sameeyo











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment