Inta Aad Is Leedahay Soo Jiido Gabarta Xariirka Aad La Leedahay Ha Isku Sameyn Qaladaadkaan Oo Kale

Bulsha:- Ragga badan ayaa inta ay is leeyihin haweeneyda soo jiita ayay waxa ay ku dhaqaaqayaan talaabooyin la yaab leh taasi oo haweeneyda ku qasbeysa in kumanaan Mayl ka fogaato ninka, waxa ayna xayatai.com ku sheegeysaa dhowr arin oo haweenka madax wareer ka qaadaan.

-Xariirka Badan: in aad wicitaan badan ku sameyso haweeneyda aad jeceshahay waxaad ku weyneysaa ixtiraamkii ay kuu haysay , waxa ayna ku qasbeysaa xitaa in ay wayso in ay ku soo hiloowdo , waxaa ninyahoow aan xariifka aheyn kuula gudboon in xariiro kooban la sameyso .

2-Ninka Ku Hor Ooya Haweeneyda: waxaa hubaal ah in haweeneyda jeceshahay ninka dareemaha naxarista leh balse ka digtonaaw niyahow in aad ahaato nin jil jleeca ka batay si aysan haweeneyda u seegin fahamkii ninka ay ka qabtay.

3-Ninka dadka hortooda ku buun buuniya dareemihiisa: haweeneyda waa ay jeceshahay in meel waliba ugu muujiso jaceylka aad u qabto balse waa hab ixtiraam uu ku jiro ogoow kama hesho mid ka bad badis ah taasi oo dadka kale ka xishoosineysa .
4- In loola dhaqmo sida cunigii: ma jeclo haweeneyda ninka sida cunug ula dhaqma , ee ninyahoow iska badel dabeecadaas.
5-Ninka wax waliba haweeneyda adiga dooro dhaha: waxaa muhiim ah in xaaskada wax yaabaha qaar uaad u doorto











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment