Haddii Biyaahaga Durba Soo Boodaan Habka Faarisiga Loo Yaqaan U Samee Ciyaarta….

Bulsha:-  Rag badan ayaa ka sheegta biyaha durba soo booda marka ay sidaas ay malabyarowga u giliyaan xubinta haweenka taasi oo ku reebta cuqdad nafsiyan ah , inkastoo ay jiraan dawooyin la isticmaalo oo uu ugu caansan yahay kaniiniga Vega-ha la yiraahdo hadana waxa uu kugu reebayaa saameyn xoogan .

Heegan24.net  ayaa ku siineysa hab sahlan oo aan rajeyneyno in aad wax badan isag dareemi doonto marka aad raacdo tilmaamaha aan ku siineyno .

Ugu horeyn xiliga weerarka aad sameyneyso isu tababar in aad niyadaada ka saarto ciyaarta socoto oo ka feker howlo kale oo banaanka ah .

2- haku dheeraan in malabyarowga ku sii dhex jiro xubinta haweenka yacnii marka aad dareento in aad biyaha aad soo tuureyso soo bixi , daqiiqo naso ku laabo hadana la soo bax marka ay soo dhawadaan.

3- biyo qaboow isticmaal , marka aad joojiso garaacidda biyo qaboow ku dhaq ama shukumaan biyo aad soo giliso ku qabo , biyaha qaboow aan ku sheegaya ma ah kuwo baraf leh kaliya shukamaan qoyan , marka aad sidaasi sameyneyso ku laabo hadana garaacidda .

4-waxaad galmadaada u badashaa habka faarisiga loo yaqaan oo haweeneyda ayaa sara mareysa
waayo taasi waxa ay yareyneysa cadaadis dhiiga ku soo shumabaya malabyarowga ee ka qeyb qaata howl galka galmada .

habkaan dabeciiga ah hadaad sameyso waxaan filayaa in biyihii durba soo boodayay in aad ka reysan doonto.

talooyinkan aan kusiinay qaado hadii aad dooneyso inaad si wanaagsan xaaskaaga isku barto
wixii talooyin ah si qaas ah ayaan kuugu siin doonaa E-mailka Hoos ku xusan Lasoo xiriir hadii aad u baahantahay caawinaad.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment