Hadaad Arimahaan U Sameyso Indho Aan Adiga Aheyn Ma Lahaanayo Qofyahay

Bulsha:- Waqti hore la toos ninkaada oo u diyaari suuliga ka dibna quraacda kana taageer xerashada dharka .

2- Ku macsalaameey dhoola cadeynta , hadii uu gaari leeyahay uga dig in xawaare sareeya gaariga uu ku kaxeeyo , una xaqiiji in aad ka sugeyso wicitaan uu qalbiga uu kugu dajinayo marka uu goobta shaqada gaaro .

3- Si waliba oo aad u daalan tahay gurigaada nadaafada marti ha u ahaado oo caraftiisa ha baxdo .

4- Ka hor inta uusan guriga ku noqon odayga adiga iyo caruurta ha yimaado idinka oo dhal dhalaalaya oo la idin moodo dhayman .

5- Marka uu guriga yimaado ka saacid iska bixinta dharka adiga oo weydiinaya sida xaalkiisa maalintaas ahaa , una sheeg in aad si weyn ugu xiistay .

6- Ha seexan waligaa hortiisa in aad ka dambeyso mooyee , inta uusan seexan weydii haddii ay jirto wax uu u baahan yahay .

7- Qoyskiisa iyo macrifadiisa ku qaabil waji furan hana dhibsan waligaa.

8- Isku day in aad ku milanto qoskiisa oo aad kalsooni ka hesho .

9- Ha adeegsan hubka oohinta waligaa , hana gaarsiin khilaafka idinka dhex dhaca in qof kale uu kaga dacwoodo .

10- Haku cunin caroorta hortiisa haddii ay dhacdo in xoogaa yar is khilaaftaan.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment