Blogger Widgets

Daawo Astaamaha Dumarka Hadii ay Raggu Arkaan aysan Dhareerka Ceshan Karin (Muqaal Aadan Biyaha Ceshan Karin )

Bulsha:- Wakaalada arimaha bulshada ee nalamaadso ayaa idiin soo bandhigaysa dumarka ay raggu oogu jecelyihin in ay nolasha lawadaagaan qaabka iyo nooca ay u egyihiin iyo waliba calamadaha lagu bar tilmaameedsado dumarkaas .

Badiyaa naag cas oo dheer waa himilada ragga badankii lakiin waxaa jira hablo casiin iyo dheerar ku darsaday qurux kale iyo jidh wanaag waana ku way raggii hore dhihi jireen Naag cas oo dheer oo cabaadhye leh waa rag cudur kii Cisalla calafkii.

Waxaa jira dookh ay raggu kawada siman yihin oo ah gabdha badhida leh aba badhi jabka intay leedahay shubantahay lehna casiin iyo dheerar waa kuwa ay raggu dhareera kaadiyaan bal nala daawo nin carab ah oo ka faaloonaya dumarka oogu quruxda badan waxaana afsoomaali muuqaalkan idiinku soo tarjuma bahda Nalamaadso.com

DAAWO MUUQAALKA













Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment