Biya bax deg deg ah Iyo Sida aad iskaga ilaalin kartid- Rag iyo Dumarba

Bulsha:- Sida dumarka looga keensado in ay kaa hor biya baxaan.Hadda waxaan sheegaynaa qaababka ugu fiican ee loogu tago dumarka xiliga galmada si ay u dareemaan raaxo macaan badan.Ma doonaaysaa in mar walbo xaaskaagu ay kaa hor biyo baxdo? oo ay aad kuu jeclaato Hadaba dhinacyadaan hoos ku xusan ka mar.

Nuuca koobaad ee ugu muhiimsan: ee galmada ee dumarku giriirka ka qaadaan waa midda bahalku uu xoog u garaayo qankiirka kintirka hoostiisa ku yaallo xaaskaaga gadaal ayaad kaga imaanaysaa adiga oo farjiga uga galmoonaya iyadoo jiifta adiguna jilbaha ayaad ku istaagaysa, lugaheeda kor ayaad u taagaysaa. Markaad dhinacaan ka marayso ha iloobin inaad hoosta barkin ka geliso. markaad dhinacaan ka marto jirkeedu waxa uu soo daynayaa dheecaano fara badan kuwaaasoo aad ku arkayso inay kasoo burqanayaan xubinteeda taranka.

Nuuca labaad ee isna muhiimka ah waxaa weeye inay xaaska dhabacan u seexato adigana gadaal ayaad uga imaanaysaa. markaad dhinacaan ka marayso ha iloobin inaad barkin u galiso gumaarka ama caloosheeda qeybta hoose Maadaama toos aad u seexinaysod adiga oo kor kor uga imaanaya cadaadisna ku galaya shaqa adag.

Hablaha hadii qaabkaan loogu galmoodo waxaa lagu yaqaan in dhidid jirkooda kasoo duxo mida kale waxay dareemaan kacsi nooca ugu sareeya riinkoodana meel fog ayaa laga maqlaa.

Nuuca sadexaad: ee aan halkaan idin kugu soo bandhigayno waxaa weeye in ninka fariisto oo iyaduna waa ay kaa koranaysaa howshana waad isla wadaysaan. ku ciyaar oo taa-taabo naaseeheeda waxay ugu fiican marka leedahay futo weyn iyo naaso waaweyn ib dheer leh iyo barideeda si dareenkeedu u sii xoogaysto markaad halkaas marayso waxaad arkaysaa iyadoo macaan dartii la ooynaysaa, si xoog badanna way u biyabbaxaysaa.












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment