Blogger Widgets

Aqriso Astaamaha Ay Idinku Jecelyihiin Gabdhaha Quruxda Badan ay Mar Walba Idin….

Bulsha:- Shabakada Arimaha Bulshada  Bulsha ayaa dhawaan daaha ka rogtay Daraasad cusub oo ay qaaday taasoo shegeysa in gabdhaha Quruxda badan aad u jecel yihiin wiilasha kaftanka badan marka loo fiirsho wiilasha xirxiran.

Gabdhaha ayaa lasheegay inay aad u jecel yihiin xilyada ay la kulmaan wiilasha kuwa keena qosolka, indhaha gabdhaha ayaa soo jiitaan qosolka iyo kaftanka, warbixinta ayaa sheegtay in gabdhaha qaba stres uu si sahal ah ug bixi karo hadii ey haleen wiil ka qoslisiiya ama madadaaliya.

Daraasadaan ayaa sheegtay in gabadha ay janjeersato ama u milicsato dhanka wiilka ka qoslisiiya taas marka dambe ka dhigta lamaane dhanka nolosha ah, wiilka bashaashka ayaa ka dhiga nolosha gabadha mid faraxsanaan ku dheehantahay.

Daraasadaan ayaa lagu sameeyay 200 arday oo ka kooban wilal iyo gabdho taas oo lagu soo bandhigayay sawiro kala duwan, gabdhaha ayaa doortay sawirada wiilasha qosolka bixinaya xiliga.

HOOSE KA AQRISO QODOBADA

1: Wiilka Kaftanka Badan.

2: Wiilka Markeey Gabadha Xanaqsantahay Ka Qoslisiiya.

3: Wiilka Markasta Yiraahda Hadalo Macaan

4: Wiilka Markasta Nadaafada Badan ee Is Qurxiya















Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment