YAY! Salman Khan Oo Kusoo Biiri Doono Shah Rukh Khan Filimkiisa Xiga Ee Dwarf

Bulsha:- Waxaana wada ognahay in Super Star Shah Rukh Khan door kooban ku lahaa filimka Tubelight wuxuuna ku matalaayay qof awood siinaayo Salman khan kaaso lagu magacaabo Gogo Pasha.

Doorka Srk ee Tubeligh waxaa usoo bandhigay Salman Khan kamana diidin haddaba waxaana idin heynaa war farxad taageerayaasha Srk Iyo Sallu Bhai.

Warbaxinta maanta la hadal haayo ayaa ah in Srk filimkiisa xiga jilaa weyn door muhiim ah laga siin doono Srk ayaana warbaxintaan u xaqiijiyay DNA asigoo sheegay in doorkaas uu sameyn doono Salman Khan mana doonaayo inuu jilaa kale sameeyo waxaana u diyaarinaynaa door weyn.

Srk ayaa sheegay in goor dhow uu Salman khan la hadli doono si uu u sameeyo doorkaan waxaana la rajaynaaya in Salman uu sameyn doono doorkaas maadaama labada saaxiib aan isku fahamsan yihiin markaan waa Salman markiisa inuu door muhiim ah ku lahaado filimka Srk cilan ku matalaayo director ka ah Aanand L Rai.
Isku diyaari in aan mar kale Srk iyo Sall Bhai aad hal filim kuwada aragto waxaana filimkaan weyn ee sanadka soo socdo la daawan doono atariisho ka ah Katrina Kaif Iyo Anushka Sharma.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment