Ma Rumaysan Kartid Ajay Devgn Oo Sheegay Sababta Ilaa Iyo Hada Ay Tabu U Guursan!

Bulsha:- Super Star Ajay Devgn waa jilaa bollywood-ka k tirsan 25 sano wuxuuna la shaqeeyay atariisho badan oo ka mid ah Tabu oo isla sameeyeen filimaan badan oo guul kaareen sidaa daraadeed waxaa idin heynaa sheeko xiiso leh oo dhax martay Ajay Devgn iyo Tabu.

Ajay Iyo Tabu ayaa wada sheekaysi waxaa la yeelatay Mumbai Mirror Ajay ayaa sheegay sababta Tabu ilaa hada ay u guursan asigoo sheegay in Tabu ilaa iyo hada jaceyl sameynin sababtaas ay tahay inay wili u guursan 45 jirtaan.

Maadaama Tabu Iyo Ajay 25 sano aqoon isku leeyihiin Tabu ayaa markeeda u jawaabtay Ajay iyadoo sheegtay ” waxaan diris ahayn wiil lagu magacaabo Sameer Arya oo familka ka tirsanaa asiga iyo Ajay aniga ayay i rafiyaami jiraan weyna ii raaci jireen meel walbo oo aan aadaayo weyna garaaci jireen wiilka aniga isoo aado hadii aan maanta guursan ayagaa u sabab ah sidoo kale waxay ku dartay in Ajay hada uu ka shalaynaayo waxa uu sameeyay.

Laakiin hada waqtiga wuu is badalay waxaana Ajay u sheegay inuu baxo iina soo raadiyo wiil i guursada.Tabu ayaana warkeeda kusoo gaba gabaysay in jilaayaasha dhamaan ay la shaqaysay in Ajay uu yahay midka si weyn isku fahmeen wax walbana wadaagi jireen.

Ajay Iyo Tabu oo isla soo wadaan filimka Golmaal Again waxay mar kale cadeeyen xiriirka wanaagsan ee ka dhaxeeyo iyo hadalada xiisaha badan oo ay mar walbo isku tuuraan oo ah mid kaftan iyo isfaham labo shaqsi oo saaxiib ah ka dhaxeeyo.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment