Daawo:- La Kulan Gabadha Uu Dhalay Chunky Pandey Ee Ananya Pandey Oo Goor Dhow Bollywood-ka Kusoo Biiri Doonto

Bulsha:- Chunky Pandey wuxuu ahaa jilaayaasha ka dhax muuqday bollywood-ka 90-kii laakiin 2000 ka dib wuxu bilaabay in filimaanta uu ku yeesho muuqal kooban ilaa uu ka noqdo shactaroole laga danbeeyo.

Jilaagaan sida weyn looga jacel yahay filimaanta Bangladeshi ayaa haatan gabadhiisa Ananya Pandey wey weynaatay waxayna diyaar u tahay in sanadaha soo socdo bollywood-ka kuso biirto.

Ananya Pandey waa gabbar soo jiidasho leh diyaar u ah inay qalbigaada xado marka ay bollywood-ka kusoo biirto Fadlan hoos ka daawo sawiro u gaar ah Ananya Pandey.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment