DAAWO:- Amin Arts oo soo saaray sawir uu ku muujinayo Faarax iyo Sharma’arke oo Xajka joogo kuna duceysanayo wax yaab badan

Bulsha:- Farshaxaniistaha ugu weyn Soomaaliya Amin Arts oo inta badan looga bartay inuu soo sawiro sawir gacmeedyo muujinayo waxyaabo ka jiro Soomaaliya iyo kuwa xikmad jirto inkastoo mararka qaar ujeedo kale laga lahaan karo sawiradiisa ayaa hadda soo saaray Sawir yaab badan.

Amin Arts ayaa soo sawiray siyaasiyiin badan oo ay kamid yihiin Ra’isulwasarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirshadiid iyo Faarax Cabdulqaadir oo ku sugan Xajka si ay u cimreytaan Isla markaasna uu Faarax duceynayo inta kalana ay aamin dhahayaan.

Amin Arts ayaa ducada Faarax Cabdulqaadir ku sheegay sida hoos ku qoran:

” Ilaahow dowladda Soomaaliya ha dhacdo, Ilaahow dalkeena kala qeybi, Ilaahow Qabyaalada soo celi, Ilaahow qarankeynii lacag noogu badal”.!!!!!

Wuxuu sidoo kale ku ag sawiray siyaasiyiinta kale oo Aamin dhahayo.

Haddaba Halkaan hoose ka arag sawirada uu sameeyey Amin Arts:










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment