Xidigaha Bollywoodka Ugu Caansana Ee Maanta Aan Nooleyn Wax Ka Ogow Qeybtii Koowaad

Bulsha:-  waxaa macquul ah dadbadan oo aad shaashada hada kahor ku aragtay kuwaaso aadan marnaba u maleyneenin inee nool yihiin balse geeriyooden.

inta badan xidigahan dunida ka haajiren waxay u geeriyoodeen xanuuno qabtay dhanla caafimaad dari aawged,halka kuwa qaar ay shilal ku dhinteen kuwana ayaga gacantooda isku dileen.

hadaba halkaan kaga bogo xidigihii Bollywoodka ugu caansana aadkana loo tabay balse maanta aan dunida ku nooleyn.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment