VIDEO:- Dereen kacsi oo xawaarihiiso sareeyo ayaa laga qaadaa dumarka sidan uniikiya

Bulsha:- Mararka qaar waxaa jira habacsanaan soo wareertay nolosha lamaanayaasha waxa ayna alcarabiya haatan ku siineysaa 5- arin oo muujinaya in nolosha qoyskiina halis ay ku jirto .

1- Aamusnaan: haddii aamusnaan idin soo wajahdo oo wada sheekeysigii uu sii yaraanayo mar waliba oo aad fariisataan taasni waxa ay muujineysaa qalad ku jira xariirkiina , si xariiirka u lahaado xaraarad iska wareysta mar waliba xaalad maalmeedkiinii .

2- Caajis iyo Xiiso La`aan : haddii wada fariisigiina uu noqdo mid lagu caajiso wax waliba oo aad sameysaan yihiin wax aan dhadhan laheyn , hadaba seeriga digniinta ayaa albaabka u soo garaacay xariirkiina .

Alcarabiya ayaa idinkula talineysa si arintaas looga fogaado in aad yeelataan raaxo oo aad u baxdaan goobo cusub si xariirka caajiska looga qaado .

3-Dareen Aan Faraxsaneyn, Niyad jab, Nasiib Xun : haddii midkiina uu leeyahay dareen noocaas oo joogta ah dhab ahaan xariirkiina waddo qaldan ayuu ku socdaa , dareen la`aanta farxadda waa midda ugu daran , wadahadala si qaladka jira loo saxo loona abuuro jawi farxadeed oo cusub


4- In La Waayo Ama Ay Kala Fogaato Xilliyada Kulanka Naxariista : inkastoo dadka intooda badan ay iska indho tiraan mowduucaan hadana waxa uu saameyn ku leeyahay xariirka labada lamaane , kullamaa kulanka naxariista uu guuleysto waxaa guuleysanaya xariirka qoyska , kulanka sariirta waa furaha keena in labada lamaane isu xiisaan

5- Kalsoonida Oo Dhimatay : shakiga joogtada iyo kalsoonida daradda waxa ay nolosha labada lamaane ku keeneysaa wel wel , haddii taasi ay jirto waxaa qasab idinku ah in aad wada hadashaan si kalsoonida loo soo celiyo oo aad is wareysataan












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment