Sir Culus: Raaxo dab ah ayay ka helaan qaabkan dumarka mana ku ilaabi doonan

Bulsha:- Ceeb ma ah in hab waliba oo macaantaada ku heli karto gariirka galmada u sameeyso , hadaba galmada lagu sameeyo istaaga ayaa haween badan la dhareeraan oo wax ay helaan macaan kii ugu dambeeyay.

Habkaanayaa ah in ninka uu istaago halka haweeneyda iyana ay gacameeda ku qabsaneyso qoorta ninka , waxa uu ninka sameeynayaa in uu kor qaado lamaantiisa si lugaheeda ugu qabsato dhexdiisa (Kiliya)

Aad ayay u macaan badan tahay habkaan , waxa uuna malabyaroowga si rasmi ah u gaarayaa gudaha fog ee xubinta haweenka oo waxa uu soo xoq-xoqayaa darbiga dambe , waxaase muhiim ah in marka ciyaartaan la sameynayo in haweeneyda gadaasheeda wax adag oo ay ku tiirsato yaalaan .

Sidaas oo ay u tahay hadaa mararka qaar dhib ayaa lagala kulmaa habkan waayo waxaa adkaaneysa habkii dhuuqamada ama shuminta , sidoo kale daal ayuu leeyahay oo garbaha.

Sidoo kale Naagaha waxay ugu jecelyihiin inay dhabar dhabar u seexdaan oo kaddib ninka ku kor seexdo, si daran ayay ugu raaxaysanayaan qaabkan, maxaayeelay waxaa isku dhegaya qaska ninka iyo qaska haweeneyda wuxuu ku yeelanayaa saamayn weyn culayskaas soo fuulaya farjigeeda. Waxaa kale oo la ogaaday in ay dumarka ka helaan inay haweeneydu ninka ku kor fariisato iyadoo si fiican ugu dhejinaysa bahalkeeda ninka bahalkiisa, qaababka kale naagaha badankooda kama helaan, naagaha qaarkooda aad bay u dhibsadaan foorarsiga, qaarna marka la foorariyo dhawaaq baa ka yeera bahalkooda oo sida dhuusada oo kale laakin wax u malaha dhawaaqaas waxaa keena aariyada galaysa marka ay meesha furanato siiba naagaha wax badan dhalay.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment