Sidee ku ogaan kartaa gabarta aad guursan rabto in ay tahay mid ku wanagsan Dhanka Bashaalka iyo Wasmada.

Bulsha:-  Markii hadii aad tahay qof guurdoon ama rab in uu dhawaan guursato gabar waxaa laga rbaaa in aad wax badan sii ogaato si aadan ugu dhicin qalad ad si kartay inta aadan soo guursan ka hor waayo guurka waa cajiib waayo hadii guurka kugu horeyay uu ka xumaado taas waa niyada jab iyo calool xumo.

Raga dumarka guursada waxaa ay jecelyihiin ay markasta helaan dumarka ku wanasgan dhanaka wasmada iyo raaxada hadii aad hesho qof aan aqoon sida loogu raaxeyo ninkeeda taas waa qasaaro adaana isku keenay.

FG: Inta aadan soo guursan ka hore qofta aad rabto waa in aad marka hore tijaaboyinka badan aad ku sameyso waliba dhanka bashaalka.

Qofta oga shekeyn sheekooyin ku saabsan dhanka galmood hadii ay shekooyinkas kula jiibido taas waa reer magaal ee ka sii deyn.



Hadii ay suura gal uu tahay qofta si maldahan u bar oo aan lagu fameyn waliba mar marka qaar ku dar gacan ka hadal samey.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment