Si Aad U Hesho Qof Ku Jecel Kuguna Kalsoon, Waa Inaad Barataa 12-kan Dhambaal Ee Maandoorsika ah!

Bulsha:- Erayada ugu badan ee ay lamaanayaashu isku dareen siiyaan jacelkoodu waa ka mid ah:Waan ku tebay. Waan kuu xiisay. IWM.

Sidaas darteed,Alcarabiya.com ayaa kusoo xushay oraahyo mac-macaan oo aad ku dhalaallin karo qalbiga qofka aad isgaad-gaadka ku heyso.

Waxaan u xiisay fariimahaaga.

# Marka aan keli ahay,waxaan ku fikiraa inaan ku dhaho ama kuu sheego waxyaabo badan balse markaan helo fursad aan kuugu sheego,Afkeyga ayaaba juuqda gaba’.

# Waxaa dhici karta in aadan horteyda ka muuqan,laakiin kama maqnid qalbigeyga.

# Meel dheer ayaad jiri kartaa basle niyaddeyda ayaa ku wehlisa.

# Mar waliba waxaad nafteyda u tahay qof gaar ah.

# Masaafada noo dhaxeyso ma baddeli karto sida aan kuu dareemo.

# I aamin,waxaan oggahay in Jaceylkeenna uu waari doono weligiis.
—————————————————————————————–

# Mar kasta oo aan ku tebo.Xiddig ayaa ka soo dhaca Cirka.

# Haddii aad arragto Cirka oo maran, ha i eedeynin! Waa khaladkaaga,adiga ayaa sababay inaan ku waayo.
———————————————————————————–

# Waxaad u qurrux badan tahay sida cirka oo habeen jooga.

# Indhahaagu waxay u iftiimayaan sida Xiddigaha sare.

# Dhoola-caddeyntaadu waa sida Dayaxa oo kale.
—————————————————————-

# Dadka dunida jooga waxay ku arki karaan inaad tahay hal qof laakiin aniga waxaad ii tahay dunida oo dhan.
Waan ku jeclahay baby.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment