Raaxada ay dumarka ka helaan salaaxida dhabarka

Bulsha:- Warbaahinta Wacdaraha.com oo mar walba kusi bandhigta waxyaaba ka qaarsoon ayaa waxaan halkaan idin kuugu soo gudbinaya talooyin ku socda ragga oo ku saabsan sida ugu fiican ee dhabarka looga masaajeeyo dumarka gaar ahaan kuwa xaasaskiina ah,

Hadaba dal daliigitaanka Dhabarka dhinaciisa midig iyo bartamaha labada garab ayay haweenku aad ugu dareen badan yihiin marka loo duugayo. Sababtuna ay tahay in qaybta bidix ee maskadu ee dareenku qaabilsan ay xukunto dhinacaas iyo dhaxdaba,

Ha yeshee Mida kale ninyahoow talada kale ee Wacdaraha  ku siinayo ayaa waxay tahay waxaa muhiim ah inaad dal daliiigitanka ku darto taxadar iyo inuu u socdo si xiriir ah si natiijadu u noqoto mid wanaagsan oo ay saaxibadada ku qancado mar walbane ay kaaga baahando,


Ugu danbeeyntii ogow Taasi macnaheedu waxa weeye waa inuu joogto noqdo tusaale ahaan asbuuci 3 beri. Sidoo kale waxaa muhiim ah markaad dareento meelaha ay u bogayso ugu wad ilaa ay ka macaasado.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment