Blogger Widgets

Qoftaada hadey hadaladaan kugu dhahdo kacsi ayaa haayo ee ninyahow shaqadaada qabso daawo

Bulsha:- Dad badan ayaan jadwal ama waqti usan u laheyn xiliyada macaanka nolosha ay galayaan taasi oo ka dhalata iyaga oo aan xog badan ka hayn xiliyada ay ugu fiican galmoodka .Xiliyada ugu fiican ee galmada ugana macaan tahay ayaa kala ah . Salaadda Subax ka hor , Duhurka Ka dib Iyo Cesha ka dib .

Siduu allah uu  quranka  noogu sheegay in ay haboonen xiliyadan in guriga lago idim la’an mesha xigmada ku jirta ayaa sidaa ah

(يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا
لِيَسْتَأْذِنكُمُ الَّذِينَ مَلَكَتْ أَيْمَانُكُمْ وَالَّذِينَ لَمْ يَبْلُغُوا الْحُلُمَ مِنكُمْ ثَلَاثَ مَرَّاتٍ مِن قَبْلِ صَلَاةِ الْفَجْرِ وَحِينَ تَضَعُونَ ثِيَابَكُم مِّنَ الظَّهِيرَةِ وَمِن بَعْدِ صَلَاةِ الْعِشَاء ثَلَاثُ عَوْرَاتٍ لَّكُمْ لَيْسَ عَلَيْكُمْ وَلَا عَلَيْهِمْ جُنَاحٌ بَعْدَهُنَّ طَوَّافُونَ عَلَيْكُم بَعْضُكُمْ عَلَى بَعْضٍ كَذَلِكَ يُبَيِّنُ اللَّهُ لَكُمُ الْآيَاتِ وَاللَّهُ عَلِيمٌ حَكِيمٌ) [ سورة النور: 58

Culumadu waxa ay yiraahdeen :Ayadan waxa ay tilmaamaysaa aadaabta xiliga labooqanayo guryaha waxa ayna sheegeysaa sadax xili oo ah xili aan habboonayn in loo galo dadka maxaayeelay waa waqti cowro ah. oo la baashaalayo

DAAWO MUUQAALKA














Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment