Niikada Galmada iyo codka haweenka xiliga galmada socoto waxay kordhiyaan macaanka raaxada

Bulsha:-  Nimanka ayaa la ogaaday in ay raaxo wali ah ka helaan qaylada cabaadka wadata ee loo yaqaan riinka kaasoo ay sameeyaan dumarka Xiliga loo diyaar garoobayo galamada oo ay socato baashida ama istiminta.

Dumarka intooda badan ayaa aaminsan in ay ceeyb tahay haddii ninkeedu uu maqlo iyadoo sameeneyso codka hoose ee loo yaqaan riinka kaasoo ka dhasha Macaansiga baashida ama galmada ,balse ay ragu ay ka helaan dareen xoogan oo dhaliya in uu kordho jaceylka uu qaadayo Lamaanihiisa.

Dumarka arrinkan aamisan ayaa intooda badan isku celiya naqaska isna caburiya xiliga ay socato baashida ama galamada kana been sheega dareenkooda nafeed ,iyagoo dareemamaya raaxo aad u macaan oo ay ku nafiseyaan oo kaliya in ay sameeyaan codka hoose ee riinka,balse aynu u sameyn karin Xoshood jira dartiisa.

Marka laga fiiriyo dhanka Caafimaadka uma wanaagsana in ay dareenka isku celiyaan waayo arrinkaas cuduro ayaa laga qada dhinaca galmada ah oo waxaa xanibaad galaya dareenwadayaasha xiligaas u diyaarka ah Macaansiga falgalka
labada xubnood marka ay is taabtaan.

F.G:Hadii uu ninkaagu arko adoo sidii Alwaaxii iska yaala Sariira isna uu dadaal ugi jiro in uu kugu qanciyo in aad hesho raaxo macaan adna adaan muujin sida ad ugu macaansaneyso shaqada Lamaanahaaga , taasi waxeey keeni kartaa in uu iska dhaadhiciyo in uu yahay qof wax-matare mar ah,waxaan aka dhalan karo niyad jab ku yimaado in uu nolosha kula sii qeyb sado ama uu iska dhaadhiciyo waxyaabo dhaawici karo mustaqbalkiina.
Dumaryahow ogaada in raggiinu ay jecelyihiin xiliga galmada xalaasha ah in ay maqalaan riinka ka dhsha macaanciga galamada iyo sida dareen ahaan aad u macaansanaynsaan shaqadiisa .

midda kale nimanka waxay jecel yihiin niikada sariirta xilliga galmada socoto waxaa laga rabaa gabadha inay si fiican ugu kor niikin karto iyadoo ay isku jiraan labada malabyarow.













Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment