Blogger Widgets

Maka Heshay Mallika Sherawat Labiska Ay La Tagtay Xafladii Cannes 2017 (+Sawiro)

Bulsha:- Atirishada caanka ah Mallika Sherawat ayaa markeedii labaad ka qayb qaadatay xaflada sanad walbo dadka caanka ah ka wada qayb galaan ee Cannes.

Hadaba Mallika Sherawat ayaa wacdaro xoogan ka dhigtay Cannes 2017 ayadoo labis shidan goobta la timid sidoo kalena waa sanadkii labaad ay kasoo muuqaneyso waxayna caalamka ka heleysaa aqoonsi dhanka Fashion-ka iyo Model-ka ku aadan.


Mallika Sherawat dhawaanahan filim Bollywood ah ma sameynin waxayna xaflada Cannes ka sheegtay inay soo rogaal celin doonto sidoo kalena ay sameyn doonto filimo caalami ah iyo kuwo Bollywood ah dhawaan.


Shabakada Filimside Waxay Leedahay Nasiib Wacan Mallika Sherawat oo beri Bollywood-ka u shidnaan jirtay…..











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment