Looma Kala Harin Xaflada Dhalasho Ee Karan Johar, Alia Bhatt, Deepika Padukone Iyo Xidigo Kale Sawiro!!

Bulsha:- Filimsameyaha ugu caansan Bollywoodka Karan Johar ayaa maanta u dabaal dagaya sanadguuradiisi dhalasho, maadma xidigaan maanta ookale 25 May 1972 uu dunida kusoo biiray.

hadaba Karan ayaa xaflad heersare ah dhigtay taasona waqti dhow kahor bilawatay, waxaa kasoo qeyb galeen saaxiibada dhow ee uu kuleyahay Bollywoodka, saaxiibadiisa qaaska ah iyo waliba qaraabadiisa.

wali yaa is gaaray xidigo badan ayaa dhiman kuwaaso doonayan inee kasoo qeybgalaan xafladaaan, waxaana Bollywoodlife ay kasoo qabatay sawiro qaar kamid ah xidigaha Bollywoodka kuwaso doonayan inee ka qeybgalaan caawa xafladaan.

hadaba waxaa ugu horeyaa Alia Bhatt iyo Deepika Padukone kuwaaso Karan saaxiib dhow la ah, Sidharta Malhotra SRK, Kareena Kapoor iyo kuwa kaloo wadada kusoo jiraanba.

halkaan hoose kaga bogo sawirada hader laga soo qabtay xidigaha Bollywoodka ee doonayan inee ka qeybgalaan xafladaan heerka sare u diyaariyay Karan waxaana lagu tilmaama mid kamid ah xafladaha ugu weyn ee sanadkaan la qabtay.












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment