Haweenay “Nin dambe Weligey Ma Guursandoono….” (Sababta Akhriso)

Bulsha:- Haweenay u dhalatay Dalka Shiinaha islamarkaana Gabar yar ah ayaa waxaa wacad ay ku martay in aysan nin guursan doonin hadii xitaa  ay dhacdo in lagu qasbo.

Hawenaydaan oo ah 23 jir ah ayaa sheegatay in ay sababta ugu dhaaratay in ay nin guursato ay tahay kadib markii  ay waysay wiil ay in muddo ah is jecelaayeen isla markaana in muddo ah isla socdeen.

Gabadhaan oo magaceeda ku soo kobtay  Hiin ayaa wargays ka soo baxa dalka shiinaha u sheegatay in hadii xitaa waalidiinteedu isku dayaan in ay si qasab ah nin ugu guuriyaan aysan aqbali doonin .

Hiin ayaa waxaa ay ku nooshahay Tuulo yar oo ku taala Waqooyiga wadanak shiinaha waxana y hada dagantahay kaligeed guri biyo laa’an ah sidookale aan koranto la heyn waxaana waalidiinteedu ay sheegeen in ay gabadhooda ku arkeen cilada ah in aysan ahen sidii hore xaga hadalka iyo la dhaqanka dadka tan iyo wixii ka dambeyay marki uu shil gaari ku geeriyooday wiil ay aad u jeceleed.


Ugu dambeyntii gabadhaan ayaa sheegatay in ay waysay iftiinka nolasheeda haatan ay ku nooshahay nolal cariiri ah ayna balan ku qaaday in aysan nin dambe la hadli doonin maadaama ay waysay qofkii nolasha ugu qaalisanaa.

Arintaan ayaa ah mid si aad ah uga yaabisay dad fara badan oo gabdhaas arkay waxana inta badan dadka qaar ay aaminsanyihiin in ay ku saxantahay go’aanka ay qaadatay arimaas.













Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment