Hadii aad Garoob Guursato Habeenka Kugu Horeysa iska Fiiri 3 Arimood Hadii Kale Waad Fashilmi Doonta.

Bulsha:- Ninka rag ah ee waaa dhici karta in uu wax badan la kulmo intu aduunka jooga sidoo kale dumarka waa sidaas oo kale taas waxaan kaga danleeyahay arimo badan kuwaas oo dhexmara dumarka iyo raga aduunka kuwada nool kuwaas uu alle wax isku daray sida in labada qof ay iswada gursadaan ama ay arimo kale dhexmaraan.

Hadii aad tahay qof guurdoon ah waliba doonaya in uu guursado qof garoob ah oo horay looga soo tumay arintaas hadii ay dhab ku noqoto waxaa laga rabaa in aad wax badan iska fiiriso habeenka kugu horeysa ee guurkada hadii kale waad fashilmi dontaa.

1: habeenka guurka kugu horeysa ha jiifan ee arinta horay u gal hadii aad jiifato waxaa dhci karta in ay qoftaas xasuuso hore ay gasho waliba xasuusato ninkii hore marka ha jiifan si aysan arintaas niyada u gashan.

2: Iska ilaa in aad horay biyo baxdo waayo waxaa dhci karta in ninkii hore uu ahaa nin biyo adag marka hadii ay arintaas ku dhacdo waad fashilantahay.






3: u muuji habeenka kugu horeya faraxad iyo raaxo macaan isku day in ad maskaxda qoftaas aad ka dhaqdo radadkii ninkii hore uu ku dhigay.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment