Haddii Aad Guurdoon Tahay Gabadhii Aad Calmatayna Aad ku Aragto Lixdaan Qodob Sidee Baad Waxyeeli Laheyd? Arinku Walaba Daran Mid Dooro!!.

Bulsha:- Aduunka Dadka jooga qof walba waxaa uu jecelyahay in uu noqdo qof leh reer asag u gaar ah kaas uu ku nasto ama uu ku raaxeysto si uu oga nasto dhibaatadii soo gaartay xiligii uu u jiray reer la.aanta ama iskaabulada.

Hadaba markaad dooneyso in aad guursato gabar waxaa laga rabaa in aad meelo badan wax ka eegto si aadan ugu kabsoomin gabar aan ku qalmin ama dhibaato kale aad kala kulmi karto hadii aad guursato lana wadaato nolosha.

Waxaa jira qodobo la doonayo in aad iska eegto intaadan guursan hadii kale waxaad noqon dontaa qof la kulma caqabado kale duwan oo markii hore la xalin karay intaadan guursan ka hore.

Halkaan waxaan idin kugu soo gudbin donaa Lix qodob oo laga doonayo in aad iska fiiriso intaadan guursan ka hore.

1: Hadii aad ku aragto Balan ka Bax badan Ha Guursan Waa Musiibo.

2: Xiliga Shukansiga  Hadii aad ku Aragto Telfoono Badan oo Soo Dhacaya Ha guursan.

3: Markaad Gurigooda Tagto Hadii aad Argto Nadaafa Daro  ka leexo Waa Areebo.

4: Hadii aad Aragto iyadoo Waaridka ku Af Celineysay Ka Leexo Waa Caasi waalideyn.

5: Hadii ay ku weydiso Lacag Xiliga Shukansiga Dhowr mar Waa Mid aan u Wanagsaneyn Dhaqalaha Qoys ee Mustaqbalka ka Leexo.

6: Hadii aad ku aragto Salaad La,aan ka Leexo Reerka aad Dhiso doonto uma Wanagsana iyo Caruurta ay ku dhali doonto.













Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment